Kenya oo bilowday bixinta shatiyada Qaadka loo soo dhoofinayo Somalia

Dowlada Kenya ayaa maanta bilowday bixinta shatiyada dhoofinta Qaadka Miirowga sida uu dhigayo xeerka cusub ka dib markii xanibaada laga qaaday Qaadkii ay u soo dhoofin jirtay Somalia. Masuul ka tirsan Miraa Pyrethrum ayaa sheegay inay heleen illaa hadda ugu yaraan 20 dalab oo ka yimid dadka xiisaynaya dhoofinta Jaadka ayna bilaabeen diyaarintooda. Waxaa dib … Continue reading Kenya oo bilowday bixinta shatiyada Qaadka loo soo dhoofinayo Somalia